Ciidamo caawa lagu daadiyey Kismaayo iyo Wararkii ugu dambeeyey

Saraakiisha amniga Maamulka Jubbaland ayaa caawa ciidamo fara badan ku daadiyey Magaalada Kismaayo, iyadoo maalinta beri ah lagu wado in halkaas ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha cusub ee Jubbaland. Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in meelaha ciidamada la dhigay ay ku jiraan guryo ay degan yihiin musharaxiin ka tirsan kuwa mucaaradsan Axmed Madoobe. Wararku waxay … Continue reading Ciidamo caawa lagu daadiyey Kismaayo iyo Wararkii ugu dambeeyey